Saliida timaha kashka fashion waxay ku caan tahay saliid tayo leh cadeen wadata qiimo macquul ah.
Saliida kashka waxa laga sameeyay Dhir natural ah OO ka baxda dunida daafaheeda kala duwan.waxana ku hayna (before) iyo (after).Saliida iyo karemada kashka
Waxay ku caan baxeen tayo iyo qiimo macquul ah.
Wa saliid ay ku jirto madooyin loogu tala galay iney soo saaraan timaha hadana kobciyaan kana ilaaliyaan goniinkaShaanbada kashka
Wa shaanbo la shaqesa natural hair oil.
Waxayna ku gaar tahy caraf saaida
Iyo nafaqeenta timaha waxan inta kuu Dheer
iney mudo gaaban kugu soo saari doonto tinta.
Hada macmiil qaado shaanbo wax tar u leh madaxaaga iyo naftaada ba.Qaababka lo isticmaalo Saliida iyo shanbada Kashka fariin1.
soo qaado biyo qandac ah ama ku qubeeso biyo qandac ah adigoo madaxaaga ku dhaqaya
Shanbada kashka fashion2.
Qalaji madaxaaga mudo 10 daqiiqo ah
Adigoo isticmalaya maro nadiifta.3.
mari saliida adigoo istic malaya tuubada
Saliida 3 ilaa 5 goobo4.
mudo 20 daqiiqo kadib Iska dhaq Hadaba macmiil
Waxaad ka heli kartaa dhamaan agabka kashka fashion gayiga somaliyed
iyo wadamada deriska
Sida Kenya; Tanzania; Zambia.
Hamoogan Hana ka maqnan agabka kashka fashion nagala soco xiriir
https://www.kashka1.comWhts app number:
+254 116 591106
kashka fashion