Hair oil and cosmetics

Saliida timaha kashka fashion waxay ku caan tahay saliid tayo leh cadeen wadata qiimo macquul ah.

Saliida kashka waxa laga sameeyay Dhir natural ah OO ka baxda dunida daafaheeda kala duwan.waxana ku hayna (before) iyo (after).Saliida iyo karemada kashka

Waxay ku caan baxeen tayo iyo qiimo macquul ah.

Wa saliid ay ku jirto madooyin loogu tala galay iney soo saaraan timaha hadana kobciyaan kana ilaaliyaan goniinkaShaanbada kashka

Wa shaanbo la shaqesa natural hair oil.

Waxayna ku gaar tahy caraf saaida 

Iyo nafaqeenta timaha waxan inta kuu Dheer 

iney mudo gaaban kugu soo saari doonto tinta.

Hada macmiil qaado shaanbo wax tar u leh madaxaaga iyo naftaada ba.Qaababka lo isticmaalo         Saliida iyo shanbada               Kashka fariin1.

soo qaado biyo qandac ah ama ku qubeeso biyo qandac ah adigoo madaxaaga ku dhaqaya 

Shanbada kashka fashion2.

 Qalaji madaxaaga mudo 10 daqiiqo ah 

Adigoo isticmalaya maro nadiifta.3.

mari saliida adigoo istic malaya tuubada 

Saliida 3 ilaa 5 goobo4.

mudo 20 daqiiqo kadib Iska dhaq   Hadaba macmiil 

Waxaad ka heli kartaa dhamaan agabka kashka fashion gayiga somaliyed 

iyo wadamada deriska 

Sida Kenya; Tanzania; Zambia.

Hamoogan Hana ka maqnan agabka kashka fashion nagala soco xiriir  

https://www.kashka1.comWhts app number:

+254 116 591106

kashka fashion

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *